Goolhayihii hore ee Liverpool David James oo amaan kala dul dhacay Liverpool
Goolhayihii hore ee Liverpool David James ayaa mar kale u saadaaliyay in Reds ay guul weyn ka gaari doonto Real Madrid xilli labada kooxood ay isku diyaarinayaan inay isku wajahaan finalka UEFA Champions League ee sabtida ka dhici doona magaalada Paris. Mar ay Sportskeeda weydiisay...