Shirka Midowga golaha wadatashiga oo lagu casuumay Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha

Kulanka maanta ee golaha wadatashiga doorashooyinka ee ka socdo hotel Decale ee magaalada Moqdishu ayaa maraya meeshi ugu xiisaha badneyd, waxaana looga arinsanaya doorashooyinka kaas oo shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.

Also Read
Soomaliland oo soo saartay go'aan adag .

Kulankaan ayaa waxaa ka qeyb galay dhammaan madaxda maamul goboleedyadda iyo Gudoomiyaha gobolka Banaadir.

Kulankaan ayaa kusoo dhamaaday natiijo wanaagsan , waxaana maamulada la sheegay in ay gaareen is afgarad horudhac ah.

Also Read
Doorosho ka dhaceysa dalka Itoobiya .

Maalinta berri ah ayay isku soo laaban doonaan waxaana ay la kulmi doonaan Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya.

“Kulankii maanta ee Shirka Golaha Wadatashiga Qaran, hadda ayuu soo dhammaaday waxaana socda latashiyadii ugu danbeeyay, Berito ayeey isu soo laaban doonaan waxaana qorshuhu yahay inay la kulmaan Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya” ayaa lagu yiri war kasoo baxay Afhayeenka Madaxtooyadda maamulk Puntland.

  

Latest posts

Dowladda Sacuudiga oo Safiir Cusub u soo magacaawday Soomaaliya

Iftiin FM Reporter

Askar ku eedeysan dil & Dhac oo maxakamadda la soo taagay .

Iftiin FM Reporter

Madaxweyne Biixi oo booqday dalka Itoobiiya

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi