Kooxda Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in ay Kooxda reer Brazil ee São Paulo kala heshiiyeen saxiixa xiddiga Marquinhos

Kooxda reer Brazil ayaa ogolaatay dalab lacageed oo dhan 3.5 milyan euro oo ay kooxda Arsenal ka gudbisay saxiixa xiddiga da’yarka ah.

Also Read
Dani Carvajal oo ka hadlay arrimo dhowr ah oo kusabsan Los Blancos.

Marquinhos oo 19 jir ah ayaa si aad loo qiimeeyaa waana xiddig ka ciyaara garabka kaas oo qaab ciyaareed fiican soo bandhigay xilli ciyaareedkan.

Also Read
Cristiano Ronaldo oo doonaya in laga dhigo Badalka Ole Gunnar Solskjaer

Arsenal ayaa wadahadalo kula jirtay kooxda São Paulo waxana la filaya in la dhamaystiro saxiixa saacadaha ama maalmaha yar ee soo socda.

Xiddiga da’yarka ah ayaa la filyaa in uu noqdo saxiixa ugu horeeya ee kooxda Arsenal suuqa kala iibsiga xagaaga isaga oo ku soo biiri doona kooxda 1 bisha July marka uu furmo suuqa xagaaga.

Also Read
Manchester United oo ka hadashay xiddiga Antoine Griezmann.

 

  

Latest posts

Gabriel Jesus oo ku faraxsan Kooxdiisa Cusub

Iftiin FM Reporter

Wararkii ugu dambeeyay ee suuqa kala iibsiga ciyaartooyda ee maanta

Iftiin FM Reporter

Ángel Di María oo heshiis la gaaray Juventus

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi