Chelsea Vs West Brom

Naadiga ka dhisan magaalada London Chelsea ayaa marti galin doonta kooxda West Brom kulan ka tirsan todobadkii 30-aad ee horyaalka premeir League kulan ka dhici doona garoonka Stamford Bridge.

Naadiga Chelsea ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo doonaya in ay gaadhaan guul ka caawisa in ay sii wadaan dagaalka ay ugu jiraan ku dhamaysiga 4-ta boos ee ugu sareeya horyaalka premier League xilli ciyaareedkan.

Also Read
Arsenal oo wadahadal kula jirto Goolhaye Mat Ryan

Naadiga West Brom ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo dagaal ugu jira sidii ay uga sii mid ahaan lahaayeen horyaalka premier League xilli ciyaareedka dambe.

Chelsea ayaan guuldaro la kulmin 7-dii kulan ee ugu dambeeyay ee ay premier League la ciyaartay kooxda West Brom 5 kulan way badiyeen 2 kale bar-baro ayay galeen.

Also Read
West Ham VS Liverpool .

Blues ayaa noqon karta kooxdii ugu horaysay ee shabaqa ilaashata horyaalka premier League 6-dii kulan ee ugu horeeyay ee tababarhaa cusub.

Also Read
Chelsea oo dalab ka gudbisay Xiddiga Romelu Lukaku..

West Brom ayaa laga dhaliyay kaliya 3 gool 6-dii kulan ee ugu dambeeyay ee horyaalka premeir League

Dhamaan 3-dii gool ee uu Callum Robinson ka dhaliyay horyaalka premier League ayaa yimid kulankii ay kooxdiisu bar-baraha 3/3 ah la gashay Chelsea.

Wakhtiga: 2:30

Garoonka: Stamford Bridge.

  

Latest posts

 Barcelona oo radaineysa Anthony Martial.

Iftiin FM Reporter

Xiddig ka tagaya Kooxda Man United.

Iftiin FM Reporter

Kooxda Juventus oo guul weyn gaartay .

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi