Al-Shabaab oo sheegatay qaraxii ka dhacay magaalada Muqdisho

Al-Shabaab ayaa  daboolka ka qaaday   mas’uuliyadda qaraxa barqadii  Maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, sida lagu baahiyay Warbaahinta Al-Shabaab.

Al-Shabaab  ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay   inay qarax ismiidaamin ah la beegsadeen kolonyo ay la socdeen saraakiil caddaan ah, isla markaana ku burburiyen mid kamida gaadiidkii ay caddaanku la socdeen.

Also Read
Ra’iisul wasaarihii dalka Ivory Cost Xaamid Bakayoko oo geeriyooday.

Wakaaladaha amaanka  Soomaaliya ayaan weli ka hadlin qaraxa oo ay ku dhinteen Askar iyo dad Shacab ah oo goobra qaraxa uu ka dhacay marayay.

Also Read
Mucaaradka Soomaaliya oo ku dhawaaqay dibadbaxyo.

Qaraxa ka dhacay Magaalada Muqdiaho Maanta ayaa kusoo beegmaya xilli Maalinta Berito oo khamiis ah la qorsheeyay in Magaalada Muqdisho lagu qabto banaanbax lagu taageeraayo Ra’iisul Wasaaraha loogana soo horjeedo Farmaajo.

  

Latest posts

RW Xamse Cabdi Bare oo la kulmay guddiga heer Qaran ee gurmadka abaaraha.

Iftiin FM Reporter

Wasir Abshir Cumar oo la kulmay Safiirka Itoobiya ee Soomaaliya, Cabdulfataax Cabdullaahi Xasan.

Iftiin FM Reporter

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo booqday degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi