Antoine Griezmann oo daboolka ka qaaday halka uu ka dhameysan doono xirfadiisa ciyareed.

Antoine Griezmann ayaa daboolka ka qaaday  halka uu ku dhameysan doono xirfadiisa ciyareed.

Antoine Griezmann ayaa heshiiskiisa Barcelona waxaa uga dhimaan saddax sano  laakiin waxa uu haatanba kashifay halka uu ku dhamaysan doono xirfadiisa ciyareed.

Also Read
Kooxda Barcelona oo ka hadashay xiddiga khadka dhexe ee Philippe Coutinho.

Xiddiga reer France ayaa cadeeyay jacaylka uu u qabo in uu ka ciyaaro horyaalka dalka Maraykanka isaga oo dhawr jeer booqday dalkaas si uu u soo daawado ciyaaraha NBA-da.

Also Read
Sergio Aguero oo ku biiri doono Barcelona.

Haatan xiddiga Barcelona ayaa qirtay in uu doonayo in uu ka ciyaaro horyaalka America ka hor inta uuna ka fadhiisan ciyaaraha kubada cagta.

Also Read
Joel matip oo taam uu noqonaya kualnka Crystal Palace .

Heshiiskayga Barcelona waxa uu dhici doonaa 2024 wakhtigaas ayaana ah midka ugu fiican ee aan aadi doono dalka Maraykanka”ayuu u sheegay Figro.

 

  

Latest posts

Tababare Roberto Martinez oo ka hadlay wararka la xiririnaya Shaqada Barcelona.

Iftiin FM Reporter

 Barcelona oo radaineysa Anthony Martial.

Iftiin FM Reporter

Xiddig ka tagaya Kooxda Man United.

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi