Antony Blinken oo booqanaya dalka Kuwait.

Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee dalka Marykanka, Antoni Bilinken  ayaa lagu wadaa in  uu booqdo dalka Kuwait, xilli  ay dowladda  Maraykanka doonayso   inay dalalka Gacanka Carbeed marti-geliyaan Shaqaalihii Reer Afganistan ee la shaqeyn jirtay Hawlgalka Milliteriga Maraykanka ka wadaan dalkaasi.

Also Read
Madaxweyne Qoor qoor oo baaq u diray culimada Soomaaliyeed.

Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee dalka Marykanka, Antoni Bilinken ayaa booqosho sida oo kale ku soo mari doono dalka Hindiya  si uu Madaxda dalalkaasi uga hadlo Ka-bixitaanka Ciiddanka Maraykanka ee Afganistan, Ka-hortaga Cuddurka COVID 19 iyo qoddobo kale

Also Read
Coronavirus oo ku sii faafaya qaaradda Afrika.

Booqashadiisa oo bilaaban doonta maalinta Isniinta ee soo socota ayaa ku soo beegantay iyadoo Maamulka Madaxweyne Joe Biden doonayaan inay dabayaaqada bsiha soo socota ee Agost ay Dib-u-dejin u sameeyaan Shaqaalaha Reer Afganistaan ee la shaqeyn  jiray Ciiddanka Maraykanka.

Also Read
Wabiga Shabeelle oo ku soo jabay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka HirShabelle.

 

  

Latest posts

MD Farmajo oo joojiyey awoodaha RW Rooble.

Iftiin FM Reporter

Kooxda Taalibaan oo ka hadashay qaraxi kabul .

Iftiin FM Reporter

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kala hadlay Arrimaha doorashooyinka Beesha Caalamka.

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi