Arsenal Oo Qarka U Saaran In Ay Dhamaystirto Saxiixa Xiddig Abraham.

Kooxda  Chelsea ayaa  la soo sheegaya  in ay qaarka uu saaran tahay   inay u ogolaato Abraham inuu amaah ugu biiro Gunners xilli ciyaareedka soo socda iyada oo sidoo kale lagu darayo lacag 40 milyan ah oo ay ku heli doonaan hadii ay dib u iibiso xiddiga.

Also Read
Arsenal oo ku dhawaaqi rabto saxiixa Willian.

Xiddiga Abraham ayaa la la soo sheegaya in ay  rumeysan tahay in uu doonayo in uu ku biiro kooxda Arsenal iyada oo uu taageero u yahay kooxda Gunners.

Also Read
Ronaldo oo dhigay Rikoor kale oo Cajiib ah
Also Read
Liverpool oo ka bixi doonto baacsiga ay ugu jirto saxiixa xiddiga Kylian Mbappe.

Arsenal ayaa diyaar u ah in ay xiddiga qaab ahaam ah kula wareegto ka hor inta ayna 30 milyan qaab toos ah ugula wareegin xagaaga dambe.

  

Latest posts

Maxa ka jiraa wararka sheegaya in Xavi uu noqon doona tababaraha Barcelona?

Iftiin FM Reporter

Kooxda Bayern Munich oo ka hadashay Antonio Rudiger.

Iftiin FM Reporter

Karim Benzema oo ka hadlay goolasha uu u dhaliyey Kooxda Real Madriid.

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi