Arsenal oo raadineyso Robert Lewandowski

Arsenal ayaa  la soo sheegaya inay ka mid tahay kooxaha doonaya saxiixa xiddiga weerarka uga ciyaara Bayern Munich ee Robert Lewandowski suuqa xagaaga.

Also Read
Kooxda  Chelsea oo raadineyso xiddiga Layvin Kurzawa

Xiddiga 33 jirka ah ayaa galay labadii sano ee ugu dambeeyay heshiiskiisa kooxda Bundesliga ka ciyaarta kuwaas oo aan wali wadahadalo heshiis cusub ah la furin.

Also Read
Tababare Ancelotti Oo Xaqiijiyay Xiddigo Badan Oo Kooxdiisa Ka Maqnaan Doona Kulanka Elche

Lewandowski ayaa sheegay in uu u furanyahay wax walba xilli uu shaki ku jiro mustaqbalkiisa waxana lala xidhiidhinayay kooxo ay ka mid yihiin Real Madrid, Man United iyo Man City.

Also Read
Kooxda Real Madrid oo guul gaartay

ay heshiis cusub u soo bandhigto xiddiga marka loo eego da’diisa taas oo heegan galisay Arsenal.

 

  

Latest posts

Daaficii hore ee Chelsea William Gallas oo weerar afka ah ku qaaday tababare Graham Potte

Iftiin FM Reporter

Real Madrid oo tallaabo uu qaaday Joao Cancelo

Iftiin FM Reporter

Kooxda chelsea oo ku biirtay baacsiga loogu jiro saxiixa xiddiga khadka dhexe ee kooxda Borussia Dortmund Jude Bellingham

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi