Barasaabka  gobolka Anambra ee dalka Nigeria oo xabsiga la dhigay

Wararka ka soo baxaya dalka Nigeria ayaa sheegaya in xabsiga la dhigay  barasaabka  gobolka Anambra ee dalka Nigeria .

Saraakiisha la dagalaanka musuqa maasuqa ee dalka Nigeria  ayaa xabsiga dhigeen Willie Obiano sacado kadib markii xafiiskiisa uu ku wareejiyey barasaabka Cusub ee gobolkaasi .

Also Read
Boqolal Caruur oo ay siidaysay Kooxda Boko Haram .

Warbaahinta  dalka Nigeria ayaa  ku soo waramayaan in Willie Obiano laga soo qabtay garoonka diyaaradaha ee  caasimadda Lagos isagoo isku dayey in uu dalka ka cararo.

Also Read
Askar ku eedeysan dil & Dhac oo maxakamadda la soo taagay .

Afhayeenka Waaxda la dagalaanka musuqa maasuqa ee dalkaasi Nigeria ayaa warbaahinta uu sheegay in sualo weydis lagu sameyn doono barasaabkani kadib markii lagu eedeyey falal musuqa maasuqa ah .

  

Latest posts

Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam oo sheegay in dalka ay kajirto Abaar daran

Iftiin FM Reporter

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo la kulmay Safiirka Sacuudiga

Iftiin FM Reporter

Maxaa loogu hadlay Shirka Madaxweynayeyaasha iyo wakiilada qaar kamid ah waddamada Urur Gobboleedka IGAD

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi