Barasaabka Ismaamulka Laikipia Ndiritu Muriithi oo baaq uu diray Kenyanka

Barasaabka Ismaamulka  Laikipia Ndiritu Muriithi ayaa  ku baaqay in la muujiyo dulqaad siyaasadeed xilligani oo ay soo dhaw tahay doorashada guud .

Barasaabka Ismaamulka  Laikipia Ndiritu Muriithi ayaa sheegay in loogu bahan yahay kenyanka in ay isu dulqaataan ayna nabadda ka shaqeeyaan si looga badbaado in rabshado ay dalka ka dhacaan .

Ndiritu Muriithi oo ay la socdeen hoggaamiyayaal kale ayaa isu soo baxyo siyaasadeed ee ka wado degmooyinka kala duwan ee ismaamulkaasi

Baaqa barasaabkani ayaa waxaa soo dhaweeyey xoghayihii hore ee joogtada wasaaradda arrimaha dibadda  Thuita Mwangi kaasi oo ku baaqay in la qaboojiyo heerkulka siyaasadeed ee dalka ka jiro

  

Latest posts

Hay’adda Micontrap oo sheegtay in ismaamulka Migori uu ku badan yahay Gudniinka gabdhaha

Iftiin FM Reporter

Barasabka Wajir oo loo doorta kuxugeenka Guddoomiyaha Golaha barasabyada ee dalka

Iftiin FM Reporter

Memphis Depay oo uu dhaqaaqayo Juventus

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi