Waxaa manta geeriyooday barasabka ismaamulka Nyamira John Obiero Nyagarama
Barasabka ismaamulka Nyamira John Obiero Nyagarama ayaa saakeyto ku geeriyooday isbitaalka Nairobi halkaasi oo lagu daweynayey .
John Obiero Nyagarama oo da’diisu tahay 74 sano ayaa la soo sheegaya in uu u dhintay cudurka corona.
Barasabka ismaamulka Nyamira John Obiero ayaa ku dhawaad hal bilk u jira qeybta xaaladda degdega ee ICU-da ee isbitaalka Nairobi