Barcelona & Bayern Munich oo ku dagaalamya xiddiga Lewandowski

Dagaalka xoogan ayaa ka dhaxeeyo kooxaha Barcelona Iyo Bayern Munich ee ku saabsan xiddiga Robert Lewandowski ayaa maraya meel adag.

Xiddiga iyo wakiilkiisa ayaa si cad u sheegay in uu doonayo in uu isaga tago kooxda Bayern Munich dhamaadka xilli ciyaareedkan.

Also Read
Mikel Arteta Oo Ka Hadlay Qorshihiisa Suuqa Xagaaga

Heshiiska Robert Lewandowski ee Bayern Munich ayaa dhici doona dhamaadka xilli ciyaareedka dambe waxana uu doonayaa in uu isaga tago kooxda.

Also Read
Barcelona oo heshiis cusub ka saxiixatay mid ka mid ah xiddigaheeda.

Xiddiga Robert Lewandowski ayaa haatanba heshiis la gaadhay kooxda Barcelona waxana ay labada dhinac isla meel dhigeen wax walba oo heshiiska ku saabsan.

Also Read
Manchester United vs Wolverhampton Wanderers.

Lakiin Kooxda Bayern Munich ayaa dhankeeda abuuraysa dhibaato iyaga oo diiday dalabkii 37 milyan ee ay Barcelona ka gudbisay saxiixa xiddiga.

 

  

Latest posts

Xiddigaka tirsan kooxda PSG oo doortay shaxdiisa ugu fiican ee 5-ta xiddig ah

Iftiin FM Reporter

Hakim Ziyech oo ku biiraya Kooxda AC Milan

Iftiin FM Reporter

Milkiilaha kooxda chelsea ee Todd Boehly oo la kulmay Wakiilka Cristiano Ronaldo Jorge Mendes

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi