Biden oo qaarka uu saaran in uu ku guuleysto doroshada Mareykanka.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa waxaa ka sii xirmaya albaabada guusha ee doroshada dalkaasi ka dhacday .

Waxaa weli lagu muransan yahay oo aan lagula bixin doroshada madaxweynaha ee dalka mareykanka balse waxaa loo badinayaa inuu ku guuleysan doono musharax Joe Biden oo horay dalkaas uga soo noqday madaxweyne ku xigeen, haatana doorashadan kula loolamaya Madaxweynaha mudo xileedkiisa dhameystay ee Donald Trump.

Also Read
Weerar culus oo ka dhacay gobolka Takhar ee waqooyiga Afghanistan.

Afar ka mid ah shan gobol oo aan weli la go’aamin ayaa la aaminsanyahay inuu Biden uga horeeyo Trump, wuxuuna haatan Biden u baahan yahay inuu ku guuleysto hal ama laba ka mid ah gobolladaas.

Also Read
Madaxweynaha Puntland oo codsi u diray Dowladda jabuuti

Codadkii laga dhiibtay gobollada Pennsylvania, Georgia, Arizona iyo Nevada, ayuu haatan Biden hoggaaminayaa, halka Trump uu ku horreeyo codadka gobolka North Carolina.

Joe Biden ayaa hadda heysta 264 cod, wuxuuna u baahan yahay 6  kale si uu u gaaro 270.

Also Read
Madaxii hore ee CIA’da Mareykanka oo la xiray

Donald Trump ayaa isna heysta 214, waxaana ka dhiman 56-cod, si uu u gaaro 270-ka cod ee lagu guuleysan karo.

Waxaa aad loo saadaalinayaa in Joe Biden uu ku guuleysan doono dhammaan afarta gobol ee uu ku horreeyo, maadaama tartanka aad la isugu dhow yahay.

  

Latest posts

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa qeyb galay Salaadda Janaasada Taliyehii Boliiska Gobolka Banaadir

Iftiin FM Reporter

Dowladda Turkiga oo sheegtay in ay xoojin doonta taageerada Ciidanka dalka Soomaaliya

Iftiin FM Reporter

Madaxweyne Muuse Biixi oo Muddo kordhin loo sameeyay

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi