Biyo Xireenka Turkwel oo qaarka uu saaran in uu fatahaad sameeyo.

Maamulka kheyraadka  biyaha ee dalka loo soo gaabiyo WRA ayaa soo saaray digniin kuadan in biyo xireenka Turkwel uu  buuxsamay islamarkaasina uu dhowaan biyaha sii deyni doono taasi oo dadaad xoogan abuuri karto .

Maamulka keyraaka biyaha ee dalka loo soo gaabiyo WRA ayaa bartiisa tweetarka ku sheegay in biyo xireenkani  Turkwel uu  buuxsamay islamarkaasina uu ku fatahi doono  degmooyinka uu dhow  inta u dhexeysa maanta ilaa Talaadada  inagu soo adaan markaas oo dalka laga xusi doono maalinta Mashuja day .

Also Read
Raila Odinga oo baaq xoogan uu diray Kenyanka .
Also Read
Wasiirka dowlad wadaajinta ee dalka oo Cabasha Mujiyay Moshinada Xilka Looga qaadaya gavanarada dalka ee soo badanaya

Madaxa fulinta ee Maamulka keyraaka biyaha ee dalka loo soo gaabiyo WRA Mohammed Shurie  ayaa sheegay in dadaadkani ay cagta marin doonan  ku dhawaad shan degmo halka ay ku barakici doonan 300,000 oo qof oo ku nool goobaha uu dhow biyo xireenka Turkwel.

Also Read
Baararka khamriga ee ismaamulka Narok oo ilbaabada loo laabay.

Degmooyinka digniintani adag loo diray ayaa kala ah  Katilu, Lodwar, Kalemnyang, Loyapat, iyo Nakwamoru.

Shacabka ku nool degmooyinka uu nuqul dadaadka in ay ka guuran oo ay uu guuraan  goobo ay ku badbaadi karaan .

  

Latest posts

Dr .William Ruto oo ka hadlay shaqa la’aanta haysata dhalinyarada dalka.

Iftiin FM Reporter

Maxakamadda Garissa oo 25 sano ku xukuntay Nin dil geystay .

Iftiin FM Reporter

Dr Fred Matiangi oo ka hadlay ganacsiga Qaadka .

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi