Booliska Somalia oo soo qabtay Burcad dhac ka geystay Muqdisho.

Ciidamada Booliska ayaa la sheegay in howlgal ay sameeyeen ay kusoo qabteen xalay Koox Burcad ah oo Muwaadin Soomaaliyeed oo ku Shaqeysanayay Mooto Bajaaj kaga dhacay xaafad ka tirsan degmada Dharkenley.

War kasoo baxay Taliska Ciidanka Booliska Somalia ayaa waxaa lagu sheegay in muwaadin Soomalaiyeed uu xiriir la soo sameeyay Taliska Ciidamada,isla markaana sidaasi ay ku suurto gashay in ragga Burcadda ah gacanta kusoo dhigaan.

Also Read
Donald Trump oo beeniyey dacwadaha lagu haysto .

“Mooto nooceedu yahay bajaaj gaduud ah oo lahayo numberkeeda iyo taarikadeeda ayaa Muwaadin Soomaaliyeed looga dhacay Degmada Dharkeynley ee Gobolka Banaadir.”Muwaadinka dhibanaha ahaa ayaa ashtako u gudbistay Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Ciidanka ayaana gacanta ku dhigay mootadii iyo burcadii dhacday.”

Also Read
Ilhan Cumar oo u jawaabtay madaxweynaha Mareykanka.
Also Read
Ciidamada TPLF ee gobolka waqooyi ee Tigray oo sheegtay inay soo rideen diyaarad militari.

Horay ayaa dhwor jeer oo hore waxaa Rag Burcad ah ay Magaalada Muqdisho ugu geysteen Mooto Bajaaj oo dad Shacab ah ay ku Shaqeysanayeen, kuwaas oo qaarkood gacanta lagu dhigay qaarna ay baxsadeen.

  

Latest posts

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa qeyb galay Salaadda Janaasada Taliyehii Boliiska Gobolka Banaadir

Iftiin FM Reporter

Dowladda Turkiga oo sheegtay in ay xoojin doonta taageerada Ciidanka dalka Soomaaliya

Iftiin FM Reporter

Madaxweyne Muuse Biixi oo Muddo kordhin loo sameeyay

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi