Booliska Uganda oo xabsiga dhigay Siyaasi Caan Ah

Hoggaamiyaha mucaaradka Uganda Dr Kizza Besigye ayaa xabsiga la dhigay   isagoo isku dayay inuu hoggaamiyo dibadbax ka dhacay caasimadda Kampala, kaas oo looga soo horjeedo qiimaha maciishada.

Also Read
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden oo ka hadlay amniga Isreal.

Hoggaamiyahani oo  66 jirkaan ayaa afar jeer madaxtinimada kula tartamay Yoweri Museveni.

Wuxuu ahaan jiray dhakhtarka gaarka ah ee Mr Museveni, marar badan ayaana xabsiga la dhigay.

Also Read
Siyaasiga Abdiraxmaan Shakuur Warsame oo ka digay muddo kororsi.

Dr Besigye ayaa yimid mudaharaadkii Talaadadii isagoo wata gaadhigiisa, wuxuuna sababay in ganacsigii aagga deegaanka uu istaago, sida uu sheegay wargeysa Daily Monitor.

Also Read
Guddoomiye Degmo oo manta Ka Tirsan Gobolka Banaadir Oo Ka Badbaaday Qaraxii Muqdisho

Booliska Uganda ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay in ay gacanta ku hayaan Dr Besigye oo loo haysto eedo la xiriira hurinta rabshadaha.

 

  

Latest posts

Dowladda Galmudug oo gacanta ku dhigtay rag lagu eedeyay falal Amni darro

Iftiin FM Reporter

Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam oo gaaray degmada Dhoobleey

Iftiin FM Reporter

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo diyaar uu ah in uu wadahadallo la galo Xisbiyada Mucaaradka

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi