Borussia Dortmund oo raadineyso Andreas Christensen.

Borussia Dortmund ayaa la soo sheegaya in ay ku si biirtay loolanka loogu jiro daafaca Chelsea ee Andreas Christensen.

Iyadoo wax ka yar lix bilood ay ka harsan tahay qandaraaskiisa, 25-sano jirkaan ayaa wadahadalo la yeelan kara kooxdii uu doono si xagaaga uu ugu biiro qaab xor ah .

Also Read
David Luiz oo la dagaalamaya ay isku kooxda yihiin Arsenal ee Dani Ceballos.
Also Read
Manchester City oo guul gaartay

Chelsea ayaa isku dayday in ay hishiis cusub oo wakhti dheer ah la gasho xiddiga heerka caalami ee dalka Denmark muddo bilo ka hor balse guul la’aan, ayay ku dhamaaseen taas oo ka dhigtay in ay halis ugu jirto in ay waydo ciyaaryahan muhiim ah.

  

Latest posts

Dusan Vlahovic oo ka hadlay ku biirista kooxda Juventus

Iftiin FM Reporter

Tababarihii hore Barcelona ee Ernesto Valverde oo ka hadlay Barcelona

Iftiin FM Reporter

Dusan Vlahovic oo ku biiray Juventus

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi