Naadiga Arsenal ayaa marti u noqon doonta kooxda Burnley kulan ka tirsan todobaadkii 5-aad ee xilli ciyaareedka premier League kulan ka dhici doona garoonka Turf Moor.
Arsenal ayaa kulanka u soo galaysa sidii ay guul uga gaadhi lahayd kooxda Burnley sidaasna ku gaadhi lahayd guushii 2-aad ee xilli ciyaareedka horyaalka premier League.
Dhanka kale kooxda Burnley ayaa doonaysa in ay xaalka ku xumayso Arsenal waliba dhabarka u saarto guuldaradii 4-aad ee xilli ciyaareedka premier League