Cabdinuur Cali Aadan oo ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay HOP028

Cabdinuur Cali Aadan ayaa maalintii shaleyto ku guuleystay   kursiga tirsigiisu yahay HOP028 kadib markii uu u tanaasulay musharaxii la tartamayey oo ahaa Axmed Cabdi Maxamed.

Also Read
Dowladda Sacuudiga oo soo celinaysa xiriirkii uu la lahaa dawlada Qatar.

Ergada kursigaas HOP028 ayaa cod gacan taag ah ugu codeeyey Cabdinuur Cali Aadan, waxaan ku dhawaaqay natiijada kursiga Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland.

Also Read
Doorosho ka dhacday magaalada Bosaaso.

Cabdinuur Cali Aadan ayaa helay 89 Cod majirin wax diiday ama ka aamusay, wuxuuna hadda ka tirsanaa Baarlamaanka Maamulka Jubbaland sidoo kalena uu kasoo qabtay Jubbaland xilalka  Wasaaradaha Warfaafinta iyo Ganacsiga.

Also Read
Doorosho ka dhaceyo Galmudug

 

  

Latest posts

Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam oo sheegay in dalka ay kajirto Abaar daran

Iftiin FM Reporter

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo la kulmay Safiirka Sacuudiga

Iftiin FM Reporter

Maxaa loogu hadlay Shirka Madaxweynayeyaasha iyo wakiilada qaar kamid ah waddamada Urur Gobboleedka IGAD

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi