Casemiro oo ka hadlay xiisaha Man United

Xiddiga kooxda Real Madrid ee Casemiro ayaa mar kale ka  jawaabay xiisaha Man United u qabto saxiixiisa inta lagu jiro suuqa xagaagan.

Kooxda Man United ayaa la soo sheegaya in ay dareenkooda u jeedisay xiddiga Casemiro kadib markii ay isaga hadhay baacsiga ay ugu jirto xiddiga Juventus ee Adrian Rabiot.

Also Read
Taageerayaasha horyaalka Premier League Oo Doortay Shaxda Ugu Fiican Ilaa Haatan Xilli Ciyaareedka

Erik Ten Hag ayaa Casemiro u arka xiddig wax weyn ku soo kordhin kara kooxdiisa waxana ay la xidhiidheen wakiilkiisa si ay u ogaadaan in uu xiddigu u furanyahay ku biirista Old Trafford.

Also Read
Liverpool oo guul gaartay .

Laakiin xiddiga reer Brazil ayaa iska diiday in uu u dhaqaaqo United waxana uu xaqiijiyay in uu u sheegay in uuna ku soo socon Old Trafford xagaagan.

Also Read
Kooxda  Barcelona oo guul ka gaartay kooxda  Valencia.

Casemiro oo waraysi siinaya shabakada reer Brazil ah ayaa yidhi”Man United waa koox weyn mar walba sharaf ayay ii tahay in ay koox sida Man United oo kale ah i doonayso”.

 

  

Latest posts

Daaficii hore ee Chelsea William Gallas oo weerar afka ah ku qaaday tababare Graham Potte

Iftiin FM Reporter

Real Madrid oo tallaabo uu qaaday Joao Cancelo

Iftiin FM Reporter

Kooxda chelsea oo ku biirtay baacsiga loogu jiro saxiixa xiddiga khadka dhexe ee kooxda Borussia Dortmund Jude Bellingham

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi