International
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo diyaar uu ah in uu wadahadallo la galo Xisbiyada Mucaaradka
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa mar kale sheegay in uu wadahadal uu la gali doono xisbiyada mucaaradka . Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa...
RW Xamse Cabdi Barre oo ka hadlay arrin kusabsan Somaliland
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliye Xamse Cabdi Barre oo ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay 62 guuradii ka soo wareegtay markii ay xorriyadda qaateen gobollada...
MD Xasan Sheekh Maxamuud oo amaanay Guddoonka iyo Xildhibaannada Golaha Shacabka .
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalintii shaleyto ku amaanay y Guddoonka iyo Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ansixinta Ra’iisul Wasaaraha...
Weerar ka dhacay Caasimadda Norway ee Oslo
Waxaa dib loo dhigay bandhig faneed sanad La ah oo ka dhici lahaa caasimadda Norway ee Oslo kadib markii weerar xoogan uu ka dhacay goob...
Haweenka oo booqoolkiba 50% ka helay guddoonka guddiyada Aqalka Sare
Aqalka Sare oo maanta yeeshay kulankoodii 8-aad ee Kalfadhiga Koowaad ayaa ansixiyay xubnaha guddiyada Aqalka Sare oo ka kooban sideed guddi. 1. Guddiga Xeerhoosaadka, Anshaxa,...
Xeer ilaalinta Qaranka oo u yeertay Wasiir maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya ee xilka ka degaya Cabdiraxmaan Ducaale Beileh ayaa la soo sheegaya in loogu yeeray xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee qaranka, gaar ahaan...
Gollaha Aqalka Sare Soomaliya oo soo magacaabay guddi cusub
Gollaha Aqalka Sare ayaa waxay mar kale yeesheen kulankoodii 8-aad ee Kalfadhiga Koowaad iyagoona ansixiyay xubnaha guddiyada Aqalka Sare oo ka kooban sideed guddi. 1....
Qaramada Midoobay oo digniin ka soo saartay abaaraha ka jira Somalia
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan bini’aadantinimada ayaa sheegtay Jimcihii in ay raadinayso 993.3 milyan oo doolarka Maraykanka ah si ay u bixiso gargaar naf-badbaadin ah...
Jaamacadda Carabta oo walaac ka muujisay macluulka ka jira Somalia
Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta Axmed Abul Ghait ayaa sheegay in ay aad uga walaacsan yihiin heerka Macluusha Somalia iyo Warbixintii ay Hay’adda Cuntada...
Madaxtooyada Somalia oo beenisay in madaxweyne Xasan Sheekh uu safar qarsoodi ah ku tagay Israel
Maalmihii la soo dhaafay waxaa jiray warar la isla dhex marayay oo sheegayay in Madaxwweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo safar ugu maqnaa dalka Isu-tagga...