Chelsea oo tallaaba u jirta saxiixa Eden Hazard

Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa in ay qorshaynayso in ay Eden Hazard ku darto heshiis lacag iyo ciyaartoy iyo lacag ah oo ay ku doonayso daafaca garabka uga ciyaara kooxda chelsea ee Reece James.

Hazard ayaa ku dhibaatoonaya Real Madrid waxana ay u muuqataa in uu isaga tagi doono kooxda dhamaadka xilli ciyaareedkan ama suuqa January.

Also Read
Xiddiga Eden Hazard oo ka hadlay Kooxda Real Madriid

Dhanka kale Los Blancos ayaa suuqa ugu jirta xiddig ay ku badasho xiddiga dhaawacu dishooday ee Dani Carvajal kaas oo kulamo badna dhaawac ku seegay xilli ciyaareedkan waxana ay bartilmaameedsanayaan xiddiga kooxda chelsea ee James.

Also Read
Kooxda Man United oo xasuuqday Kooxda Leeds United.

Sida laga soo xigtay El Nacional, Real ayaan diyaar u ahayn inay bixiso qiimaha chelsea ee 60-ka milyan ah ee ay ku qiimayso xiddiga Reece Jamed laakiin waxa ay diyaar u tahay in ay Hazard ku darto heshiiska si ay hoos ugu dhibto qiimhaas.

Also Read
Kooxda Real Madrid oo guul muhiim ah gaartay .

Si kasta ha ahaatee waxa la sheegayaa in uu Milkiilaha kooxdu aad u doonayo in uu James k sii hayo kooxda walba walbana u sameeyo si uuna uga tagin kooxda

  

Latest posts

Wararkii ugu dambeeyay ee suuqa kala iibsiga ciyaartooyda

Iftiin FM Reporter

Xiddiga Tyrell Malacia Oo Shaaca Ka Qaaday Cida Ku Qancisay Ku Biirista Man United.

Iftiin FM Reporter

Gabriel Jesus oo nambarka sagaalaad uu xiran doono Arsenal

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi