Chelsea Vs Sheffield United.

Kooxda  Chelsea ayaa manta  waxay   kulan adag ay ku marti gilin doonta    kooxda Sheffield United waxa ayna kooxda Lampard kulankaan galayaan iyadoo wadadii guul dardda ka weecday

Kooxda  Sheffield United ayaa beegsaneysa in markii ugu horeysay in ay garoonka ka baxaan iyadoo shabaqooda taaban wax gool ah lana ciyaaraya Chelsea.

Also Read
Rio Ferdinand oo sheegay in Kooxda PSG ay ku guuleysan doonto Rio Ferdinand.

Chelsea 10 kulan ayay bilaa guul darro yihiin dhamana tartamada , 5 jeer waa  badiyeen halka shan kalana ay gareen bar bar dhac

Also Read
Kooxda Arsenal oo wadahadalo la furtay xiddiga Ruben Neves.

Goolhayaha Chelsea ee Mendy shabaqiisa wax gool ah ma taaban sedexdii kulan ee ugu horeeyay ee horyaalka ee uu u saftay kooxdaas.

Also Read
Spain oo Germany ka saartay tartarnka UEFA Nations League kaddib xasuuq 6-0 ah.

Timo Warner waxa uu ku lug yeeshay afar gool sedexdii kulan ee ugu dambeeyya horyaalka , sedex ayu dhaliyay halka midna uu sameeyay

  

Latest posts

 Barcelona oo radaineysa Anthony Martial.

Iftiin FM Reporter

Xiddig ka tagaya Kooxda Man United.

Iftiin FM Reporter

Kooxda Juventus oo guul weyn gaartay .

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi