Cristiano Ronaldo oo baaq uu diray tababaraha Kooxda Man United.

Xiddiga Man United ee Cristiano Ronaldo ayaa  mar kale tababarihiisa  kooxda   ee Ole Gunnar Solskjaer u sheegay in uu doonayo in uu ciyaaro kulan kasta oo horyaalka premier League xilli ciyaareedkan.

Also Read
Manchester City oo dalab ka gudbisay xiddiga Kylian Mbappe.

Cristiano Ronaldo  ayaa fariintan u diray tababarihiisa kadib markii uu kaydka dhigay kulankii Everton ee horyaalka premier League ee ka hor fasaxii xulalka.

Also Read
Kooxda uu Lionel Messi ku biri rabo oo shaca laga qaaday.

ilo wareedyo ku dhaw xiddiga ayaa sheegaya in uu aad uga niyad jabsanyahay in kaydka la dhigay kulankii Everton waliba uu doonayo in uu ciyaaro kulan kasta oo horyaalka ah.

Also Read
Chelsea oo uu dhaqaaqday saxiixa Lukaku.

Ilo wareedyada ayaa sheegay in uu Cristiano Ronaldo tababarihiisa u sheegay”Taam ayaan u ahay in aan ciyaaro kuna bilowdo kulan kasta oo premier League ah”.

 

  

Latest posts

Mohamed Salah oo ka hadlay abaal-marinta Ballon d’Or 2021

Iftiin FM Reporter

Wakiilka Lewandoski oo ka hadlay mustaqbalka laacibka ee kooxda bayern Munich

Iftiin FM Reporter

Kooxda Arsenal oo raadineyso guusheeda labaad

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi