Cudurka Corona oo ku faafay Kenya

Dowladda ayaa sheegtay in manta la diiwaangeliyey 15 kiis oo cusub oo cudurka corona kadib markii Cudurkaasi laga baaray dad gaaraya 4549.

Heerka faafitaanka cudurka Corona ayaa gaaray boqolkiiba 0.3 sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee dalka .

Ma jiro bukaan uu dhintay cudurka corona balse tirada guud  ee dhimashada ayaa mareyso 5,647.

Wasirka wasaaradda caafimaadka ee dalka  Mutahi Kagwe ayaa sheegtay in kiisas cusub ee la helay sagaal ka mid ay yihin kenyan halka lixda kalana ay yihin dad ajaanib ah.

Kiisaska guud ee cudurka corona ayaa marayaan 323,365 .

Dhanka kale  17,504,467 oo qof ayaa qaateen Tallaalka Cudurka corona sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee dalka .

  

Latest posts

Dalkani kenya oo la sheegay in unaan sidii la rabay iskugu diyaarinin la tacaalida Cudurka Ebola

Iftiin FM Reporter

Guddomiyaha amaanka ee ismaamulka Garissa oo baaq xoogan u diray shacabka Ismaamulkaasi

Iftiin FM Reporter

Booliska ismaamulka Kiambu oo gacanta kuso dhigay 5 eedeysanayaal oo oo lagu raad joogay

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi