Cumar Cabdirishiid Cali Sharmaarke oo ka hadlay xiisadda ka taagan magaalada Boosaaso

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirishiid Cali Sharmaarke ayaa mar kale siyaasiyiinta maamulka Puntland ka codsaday  in ay dhexdhexaad ka noqdaan xiisadda ka taagan magaalada Boosaaso ee u dhaxeysa Maamulka Puntland iyo Ciidanka PSF.

Also Read
Xukumadda Itoobiya oo diyaarisay ciidamo difaaca biyo xireenkeeda la isku heysto ee wabiga Nile.

Cumar Cabdirshiid  ayaa bartiisa twiiter-ka ku sheegay  in Isimada looga dambeeyo xalka xiisadda ka tagan Boosaaso.

Also Read
Ilhan Cumar oo u jawaabtay madaxweynaha Mareykanka.

Hadalka Cumar Cabdirishiid ayaa ku soo aadaya xilli aan weli xal laga gaarin xiisadda maamulka Puntland iyo Saraakiisha PSF, iyadoo siyaasiyiinta iyo isimada maamulka ay isku khilaafeen xal u heliyada khilaafka.

  

Latest posts

Wasiirkii hore ee gaashaandhigga Liberia oo lagu xukumo labo sano oo xarig ah

Iftiin FM Reporter

Qarax ka dhacay degmada Kaaraan .

Iftiin FM Reporter

Dooroshooyin ka dhacayaan Magaalada Baraawe ee caasimadda maamulka Hirshabeelle.

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi