Dad badan oo ku dhinteen dalka Shiinaha .

Wararka na soo gaarayaa ayaa sheegaya in   ku dhawaad  20 ruux ay dhinteen  kadib markii uu ku dumay god ay ka qodayeen dhuxul qaali ah oo ku yaalla magaalada Guwaanshuu ee koofur galbeed dalka Shiinaha.

Also Read
Sudaan oo sheegtay in ay iska lee dahay deeganka Benishaangul-Gumuz oo laga dhisayo biya xireenka weyn ee Itoobiya.

Kooxaha gurmadka ayaa warbaahinta uu sheegeen  inuu socdo gurmad loo samaynayo 24 ruux oo willi ku go’doosan gudaha godka oo uu dumiyay daad soo rogmaday.

Also Read
Dowladda Mareykanka oo soo saartay manta cunaqabateyn cusub oo ka dhan ah Ruushka.

Warbaahinta Shiinaha ayaa baahisay kontomeeyo ruux oo laga soo saaray godka dumay, kuwaas oo hadda xarumo caafimaad la geeyay.

Waa dhacdadii seddaxaad oo isla degaankaan ka dhacday muddo bil gudaheed ah, waxaana wadarta dadka ku geeriyooday ay ku dhawyihiin 100 qof, sida ay ku waramayso wakaaladda wararka Shiinaha ee Shinwaa.

  

Latest posts

Madaxweyne Erdoğan iyo Jagan Chapagain oo kulmay

Iftiin FM Reporter

Hay’adda IMF oo ka hadashay Nooca cusub ee Cudurka corona.

Iftiin FM Reporter

Cidamada Soomaliya oo digniin adag loo diray

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi