Dadweynaha oo loogu baaqay in ay taxadar ka qabaan cudurka Covid-19.

Barasab kuxugenka ismaamulka Machakos Eng. Francis Maliti ayaa shacabka ismaamulkaasi ugu baaqay in ay u hogaansamaan awaamirta Wasaarada Caafimaadka ee ku aadan Xakameynta Cudurka Covid-19.

Maliti oo Maanta ka hadlayay Xaflad uu ku gudoomay agabka looga gashaanto Cudurka Covid-19 oo ay ismaamulkaasi ugu deqeen qaar kamid ah hay’ada Maxaaliga ah ayaa sheegay in kisaska Cudurka Covid-19 ee guddaha ismaamulkaasi ay sare uu kaceen.

Barasab kuxugenka ayaa sheegay in Mowjada afaraad ee Cudurka Covid-19 uu noqon karo Mid daran Waxaa uuna shacabka ugu baaqay in ay gacmaha mar waliba dhaqdaan isla Markana Xirtaan Maaskarada afka iyo sanka lagu Xirto

  

Latest posts

Heerka faafida Cudurka Covid-19 oo gaaray 12.2 boqolkiiba.

Iftiin FM Reporter

Diyaarad siday dad daxiisayaal ah oo toos uga caga dhigatay garoonka diyaaradaha ee Mombasa.

Iftiin FM Reporter

Prof John Lonyangapuo oo ka hadlay Dooroshada Guud 2022-ka .

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi