Danjire Maxamud Axmed Nuur oo kulan la qaatay danjiraha Thailand ee dalka Kenya.

Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Maxamud Axmed Nuur ayaa la soo sheegaya in uu kulan uu la qaatay  danjiraha Thailand ee dalka Kenya Danjire H.E. Sasirit Tangulrat.

Also Read
Ugu yaraan 126 muhaajiriin ah oo looga dhex tagay kunteenar ay ugu tahriibeen dalka Mareykanka.

Labada safiir ayaa ka wada hadlay xiriirka labada dal oo ay ku jiraan horumarinta ganacsiga gaar ahaan kalluumaysiga, caafimaadka iyo waxbarashada.

Safiirka labada dal ayaa sheegay in ay muhiim tahay in xoogga la saaro iskaashiga labada dal ayna muhiim u tahay xiriirka labada dal.

Also Read
Fatou Bensouda oo ku baaqday in baaritano adag laga sameeyo gudaha Nigeria.
Also Read
Ciidamada Israel oo duqeymo ka fuliyeen Marinka Gaza.

 

  

Latest posts

Madaxweyne Erdoğan iyo Jagan Chapagain oo kulmay

Iftiin FM Reporter

Hay’adda IMF oo ka hadashay Nooca cusub ee Cudurka corona.

Iftiin FM Reporter

Cidamada Soomaliya oo digniin adag loo diray

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi