Dekedda Mombasa oo laga dhoofin doono badeecooyinka Bariga Afrika

Maal-gashadayaasha safriyaan badeecooyinka ayaa waxay si fudud badeecooyinkooda uga soo safrin karaan dekedda Mombasa  ilaa Malaba kadibna gobolka Bariga Afrika  si ammaan ah oona la isku halayn karo .

Tan waxaa suurtageliyay hawlgelinta khadka Tareennada ee Standard Gauge Railway iyo khadka tareenka  Meter Gauge  ee deegaanka Naivasha.

Agaasimaha Maamulka tareenada  dalka   Philip Mainga ayaa sheegay in shirkaddiisa  ay sameysay  tijaabadii ugu horeysay ee tareenka xamuulka qaada ee isku xira  Standard Gauge Railway iyo Meter Gauge Railway ee Naivasha

Agaasimaha Maamulka tareenada  dalka   Philip Mainga ayaa sida oo kale sheegay in tareenadani lagu qaadaya badeecooyinka loo wado wadamada gobolka harada ee kala ah Uganda, South Sudan, DR Congo, Northern Tanzania, Rwanda, and Burundi. 

  

Latest posts

Kenya Airways oo bilaabi doonto duulimaadyo xamuul ah oo magaalada Kisumu iyo Imaaraadka Carabta

Iftiin FM Reporter

Suuqa weyn ee Gikomba ee caasimadda Nairobi oo xiisad ka taagan

Iftiin FM Reporter

Ganacsatada dalka Kenya oo loogu baaqay in ay xooga saaran ka gancsiga kalluunka

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi