DHAGEYSO: Shirweyne ka socdo magaalada Mombasa

Xubno ka socda machadka hanti dhowrka dalka ayaa magaalada Mombasa uga qeyb galaya shirweynaha 19-aad ee hanti dhowrka  kaas oo ujeedadiisu tahay qiimeyn iyo dib u eegis caqabadaha hortaagan hanti dhowrka guud ee dalka .

Also Read
Xooghayaha guud ee Xisbiga Jubillee oo loogu baaqday in uu is Casilo.

Guddoomiyaha Machadka Hanti-dhawrka gudaha David Wagasha ayaa sheegay in hanti-dhowrayaashu ay  kaalin muhiim ah ka qaataan hubinta in dhaqaalaha loo isticmaalo ujeeddooyin loogu talagalay marka loo eego dowladda iyo hay’adda.

Also Read
Milkiilayaasha baararka khamriga oo digniin adag loo diray.

Mr David Wagasha ayaa carabka ku dhuftay  in howlaha hanti dhowrka gudaha ay door muhiim ah ka qaataan  qiimeynta maamulka, maareynta khatarta iyo hababka xakameynta gudaha isagoo xusay in maamul goboleedyada ay caqabad weyn ka haysato dhanka qaab dhismeedka.

Also Read
Ardey baaq uu diray dowladda dhexe .

Xoghayaha maamulka wasaaradda warshadaha iyo horumarinta ganacsiga David Osiany ayaa sheegay  in hanti-dhowrayaashu ay door muhiim ah ka  qaataan  la dagaalanka musuqmaasuqa

  

Latest posts

Isticmaalka baraha bulshada oo dhalinyarada ku batay

Iftiin FM Reporter

Raila Odinga oo soo saaray barnamijyo lagu horumarinayo dhaqaalaha dalka

Iftiin FM Reporter

Professor George Magoha o ka hadlay ardeyda wax ku bartaan Manhajka Cusub ee CBC-da

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi