Dil loo geystay Xubin sare oo ka tirsan ururka Taalibaan ee Afghanistan

Saraakiil ka tirsan dowladda Pakistan ayaa  ka dhawaajiyeen  in xubin sare oo ka tirsan ururka Talibaan ee Pakistan lagu dilay bariga Afgaanistaan.

Also Read
George W. Bush oo ka hadlay ururada argigixisada Gudaha Mareykanka.

Waxay saraakiishaasi  warbaahinta uu sheegeen  inay wali isku dayayaan inay ogaadaan sida uu u dhintay Muxamed Khurasani.

Waxa uu muddo badan soo ahaa af-hayeenka ururka Taalibaan, ee ka baxay ururki hore ee Taalibaan ee Afghanistaan.

Also Read
Doorasho ka dhaceyso Magaalda Jowhar ee Caasimadda Hir-Shabeelle

Khurasaani wuxuu marar badan difaacay inuu wax door ah ku laheen dilki 2014-ki loo geystay ku dhawaad 150 arday oo iskuul lagu dhex dilay.

Also Read
Muxuu yahay xiriirka ka dhexeeya Turkiga iyo Ruushka.

 

  

Latest posts

RW Xamse Cabdi Bare oo la kulmay guddiga heer Qaran ee gurmadka abaaraha.

Iftiin FM Reporter

Wasir Abshir Cumar oo la kulmay Safiirka Itoobiya ee Soomaaliya, Cabdulfataax Cabdullaahi Xasan.

Iftiin FM Reporter

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo booqday degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi