Diyaarado dagaal oo loo diraayo Somalia.

Dawlada Uganda ayaa doonaysa in ay Somalia u soo dirto diyaarado dagaal, si ay dawlada Somalia uga caawiyaan la dagaalanka Al-Shabaab, oo ay dagaal kula jirto.

Also Read
Trump oo qarka uu saaran xil ka qaadis.

Sida uu warbaahinta u shaaciyay Afhayeen u hadlay dawlada Uganda diyaaradahan ayaa ah kuwo gaar ah, isla markaasina ay yihiin kuwo u samaysan qaab casri ah.

Also Read
QM oo amaan kala dul dhacday RW Rooble.

Diyaaradahan ayuu sheegay Afhayeenku in lagu wareejin doono ciidamada Nabad Ilaalinta AMISOM ee dawlada Somalia ka taageera dhinaca la dagaalanka Al-Shabaab.

Also Read
Madaxweyne Laftagareen oo ka hadlay geeridii Maxamed Sheekh Madoobe.

Dawlada Uganda ma aysan shaacin nooca, tirada iyo goorta ay Soomaaliya imaan doonaan diyaaradahan casriga ah ee ay doonayso in ay siiso Soomaaliya

  

Latest posts

MD Farmaajo oo amarro kala duwan soo saaray .

Iftiin FM Reporter

RW Justin Trudeau oo soo magacaabay golahiisa wasiirrada.

Iftiin FM Reporter

Dowladda Soomaliya oo ka hadashay amaanka goobaha dooroshooyinka.

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi