Donald Trump oo wajahaya eedeeymo kale.

Golaha sanatarada Maraykanka oo markii labaad xil ka xayuubin ku sameynaya Donald Trump ayaa waxay soo bandhigeen muuqaal argagax leh oo muujinaya weerarkii ay taageerayaashiisa ku qaadeen xarunta Congreska e Capitol.

Also Read
Madaxweynaha Tunisia oo shaqada ka saaray raiisul wasaaraha dalkaasi.

Golaha sanatarada Maraykanka oo soo xiganaya erayadii uu isticmaalay Mr Trump iyo qoraaladii uu soo galiyay barta tweeter-ka, waxa ay xubnaha dimuqraadiyiinta ku doodeen in uu ahaa shaqsigii ” hormuudka u ahaa kicinta ” maalinkii weerarku dhacay iyo ka hor-ba.

Also Read
Soomaaliland oo shaacisay tiradii ugu badneyd ee dhimashada Cudurka COVID-19.

Xubno ka mid ah Sanatarada ayaa qiirooday markii ay soo bandhigayeen rabshadaha ay ku kaceen taageerayaasha Trump.

Also Read
Ciidamada Itoobiya oo weerar ku qaadeen cisbitaal ku yeela magaalada Aksum ee gobalka Tigray.

Muqaal ay kamarooyiinka ammaanka duubeen, balse aan la shaacin ayaa sidoo kale muujinaya sida ay dibadbaxayaasha ugu soo dhawaadeen xubnaha congress-ka.

  

Latest posts

MD Farmajo oo joojiyey awoodaha RW Rooble.

Iftiin FM Reporter

Kooxda Taalibaan oo ka hadashay qaraxi kabul .

Iftiin FM Reporter

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kala hadlay Arrimaha doorashooyinka Beesha Caalamka.

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi