Doorasho ka dhaceyso Magaalda Jowhar ee Caasimadda Hir-Shabeelle

Guddiga hirgelinta doorashooyinka ee heer dowlad Goboleed ayaa lagu wadaa in Maanta oo Axad ah ay Magaalda Jowhar ee Caasimadda Hir-Shabeelle ku qabtaan doorashada hal kursi oo kamid ah Golaha Shacabka.

Also Read
Dagaalo ka socdo Magaalada Boosaaso

Shalay ayaa qorshuhu ahaa in la qabto doorashada Saddex kursi balse is qabqabsi weli kajira laba kursi dib loo dhigay doorashadooda, waxaana Maanta kaliya la qabanayaa doorashada kursiga Hop#140.

Also Read
Ghana oo helay tallaalka cudurka Corona.

Kursigani ayaa waxaa  dhowrkii sano ee la soo dhaafay ku fadhiyay Cabduqaadir Cosoble Cali, waxaana doorashada Maanta kula tartami doona Cabdikariin Cilmi Tifoow.

Also Read
Dowladda Jabuuti oo iska fogeysay eedeymaha loo soo jeediyay.

Maamulka Hir-Shabeelle ayaa la filayaa in dhawaan uu soo geba-gabeeyo doorashada Golaha Shacabka, waxaana uu cadaadis kala kulmayaa wakiilada Beesha Caalamka oo doonaya in la dhameystiro doorashaooyinka.

  

Latest posts

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa qeyb galay Salaadda Janaasada Taliyehii Boliiska Gobolka Banaadir

Iftiin FM Reporter

Dowladda Turkiga oo sheegtay in ay xoojin doonta taageerada Ciidanka dalka Soomaaliya

Iftiin FM Reporter

Madaxweyne Muuse Biixi oo Muddo kordhin loo sameeyay

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi