Doorosho ka dhaceyso Casimadda Soomaliya

Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa la so sheegaya in ay magaalada Muqdisho ku doortaan guddoomiye cusub ka dib markii dhawaan ay xilka ka qaadeen gudoomiyihii guddigaasi Maxamed Xasan Ciro.

Also Read
Guddi loo xilsaaray baarista dilalkii caruurtii Walaalaha ahaa Magaaladda Baydhabo.

Qaban qaabada doorashada ayaa  la soo sheegaya in ay  socoto  waxana la filayaa in sacadaha soo socdo Guddiga ay doortaamn guddoon cusub,waxana xubnaha qaban qaabada doorashada guddoonka ay wadaa diyaar garoowgii ugu dambeeyay.

Also Read
Trump oo ka hadlay Dilkii ninkii madowga ahaa George Floyd.

Dhawaan aya ahayd markii markii guddiga loo xil saaray qaban qaabada doorashada guddiga FEIT ayaa shaaciyay xilliga ay dhacayso doorashada guddoomiyaha guddiga hergalinta doorashooyinka heer Fadaraal.

  

Latest posts

Dowladda Sacuudiga oo Safiir Cusub u soo magacaawday Soomaaliya

Iftiin FM Reporter

Askar ku eedeysan dil & Dhac oo maxakamadda la soo taagay .

Iftiin FM Reporter

Madaxweyne Biixi oo booqday dalka Itoobiiya

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi