Dowladda Belgium oo ugu baaqday dhaqaatiirta qaban COVID -19 in ay shaqada ay dib ugu labtaan .

Dowladda Belgium  oo u yeertay Dhaqaatiirta qabta Cudurka Corona inay shaqada dib ugu soo laabtaan.

Saraakiisha dalka biljimka ayaa ka dalbaday dhaqaatiirta qabta cudurka Carona Virus inay shaqada dib ugu soo laabtaan maadama ay sii kordheen tirada dadka uusoo ridanayo cudurkaasi ee la dhigayo isbitaalada wadankaasi.
Hoggamiyaha  dhaqaatiirta Biljimka oo Bbc da la hadlay ayaa sheegay in dhaqaatiirtaan looga maarmi waayay inay dib ugu laabtaan 10 isbitaal oo ku taala bariga wadankaasi oo dadka dhibaato weyn uu ku haayo cudurka Safmareenka ah.
Wadamo badan oo kamid ah Yurub ayaa ku dhawaaway in ay jiraan mowjado cusub oo Covid-19 oo dib ugu soo laabtay magaalooyinka qaar kuwaa oo bixiyay digniino caalami ah.

  

Latest posts

Sudan iyo Itoobiya oo heshiiyay

Iftiin FM Reporter

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay dagaalka ka dhanka ah Alshabaab

Iftiin FM Reporter

Madaxweyne Cali Guudlaawe Xuseen oo Jowhar ku qaabilay Wafdi ka socda QM

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi