Dowladda Ismaamulka Turkana oo xoolo nool uu qeybineyso qoysaska Ismaamulkaasi

Dowladda Ismaamulka Turkana ayaa bilowday wajiga labaad ee qeybinta xoolaha ariga iyo idaha oo hoos imanayaan barnamijka garab istaagidda  xoola dhaqatada .

Dowladda ismaamulkaasi ayaa sheegtay in ay barnamijkaasi la bartilmaameedsaneyso dhibanayaasha weerarrada burcadda xolaha oo ka dhaceen tuulada Kaputir ee Ismaamulka Koonfurta Turkana.

Barnaamijkan oo ka kooban saddex weji ayaa loogu talagalay inay ka faa’iidaystaan 2,000 oo xoolo dhaqato ah oo ka kala yimid tuulooyin kala duwan oo Kaputir ah halka wajigii hore la sameeyey bishii May ee sanadkii  la soo dhaafay .

Tan ayaa ku soo begmeysa iyadoo wajiga seddexaad la sameyn doono dhamaadka bishani  

  

Latest posts

Barasaabka Ismaamulka Siaya Cornel Rasanga oo ka hadlay Meydadka yeelo isbitaalka Yala

Iftiin FM Reporter

Dowladda Migori oo xoojisay barnamijka tallaalka cudurka corona

Iftiin FM Reporter

Safaaradaha Yurub ee fadhigoodu Kenya oo soo saaray digniino argagaxiso

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi