Dowladda oo howlgal hub ka dhigis ah ka sameyn doonto galbeedka Marakwet

Dowladda dhexe ee dalka ayaa sheegtay in ay howlgal hub ka dhigis ah ka sameyn doonto  deegmooyinka qaarkood ee galbeedka Marakwet .

Dowladda dhexe ee dalka ayaa sida oo kale ku dhawaaqday in ay  shaqaaleysiin doonto cidamada booliska ee Keydka NPR si ay uu taageeraan dadaalada saraakiisha booliska ay wadaan oo lagu soo afjaraya falalka dhaca xoolaha .

Arrintani ayaa waxaa daboolka ka qaaday guddoomiyaha guddiga barlamaanka ee uu qabilsaan amaanka  Peter Mwathi kaasi oo sheegay in ay qasab tahay in la adkeeyo amaanka guud ee galbeedka Marakwet .

Guddoomiyaha guddiga barlamaanka ee uu qabilsaan amaanka  Peter Mwathi ayaa carabka ku dhuftay in dowladda  ay ka go’aan tahay xalinta khilaafka ka dhaxeeyo qowmiyadaha ku nool Ismaamulkaasi .

  

Latest posts

Wasaaradda caafimaadka ee dalka oo baaq u diray kenyanka

Iftiin FM Reporter

Dowladda oo sheegtay in Wadada Expressway ay ku kordhin doonto qalabyo horleh oo looga hortagaayo shilaalka wadooyinka

Iftiin FM Reporter

Shil ka dhacay wadada Nairobi Expressway ee Caasimadda tan Nairobi

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi