Dowladda oo joojisay Barnamijka qoysaska looga saaraya xaafadda isku raraanka ee Mukuru Kwa Njenga

Madaxweyne dalka Uhuru Kenyatta ayaa amar ku bixiyey in la joojiyo barnamijka qoysaska looga saaraya xaafadda isku raraanka ee Mukuru Kwa Njenga .

Madaxweynaha ayaa sida oo kale amray in si deg deg ah dib u dajin loogu sameeyo  qoysaska laga saaray xaafaddani  isku raraanka ee Mukuru Kwa Njenga  maalinta Kirismaska.

Wasiirka arrimaha gudaha Fred Matiang’i, oo bixiyay amarka madaxweynaha, ayaa sheegay in dowladdu ay dadajin doonto wada xaajoodka ay la yeelanayso dadka sida gaarka ah u leh dhulkani. 

Wasiirka arrimaha gudaha Fred Matiang’i oo la hadlay hoogaamiyayaasha qowmiyadda Mukuru  ayaa sida oo kale sheegay in mashaaricda lagu dhisaya wadooyinka iyo kabayaasha ee xaafadaasi ay sii socon doonaan 

Ugu danbeyntii Wasirkani ayaa carabka ku adkeeyey in qoysaska laga saaray  dhulkaasi dib uu dejin loo sameyn doono 

  

Latest posts

Barasaabka Ismaamulka Siaya Cornel Rasanga oo ka hadlay Meydadka yeelo isbitaalka Yala

Iftiin FM Reporter

Dowladda Migori oo xoojisay barnamijka tallaalka cudurka corona

Iftiin FM Reporter

Safaaradaha Yurub ee fadhigoodu Kenya oo soo saaray digniino argagaxiso

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi