Dowladda oo ka hadashay Huduma numba.

Dawladda ayaa sheegtay In ay  racfaan ka qaadan doontaa xukunkii Maxkamadda sare ee Lagu  buriyay bixinta kaarka Huduma namba.

Wasiirka amniga guddaha ee dalka Dr. Fred Matiang’i ayaa ku dooday in xukunka maxkamadda uu ku salaysnaa fasiraad khaldan oo ku saabsan nuxurka iyo ujeeddooyinka wax ku oolka ah ee Huduma Namba.

Also Read
Ardey badan oo laga helay cudurka corona ismaamulka Makueni.

Wasiirka oo Maanta ka hadlayay kulan uu la qaatay  kuxigeenada  Guddoomiyeyaasha ismaamulada ee dalka  oo ka dhacay Dugsiga Hiddaha iyo Hoggaaminta ee Kenya ayaa sheegay In  ajandaha dowladda ee ah in la casriyeeyo  bixinta adeegga uu weli socdo si loo mideeyo macluumaadka aqoonsiga qof ahaaneed ee shacabka loo adeegayo

Also Read
Siyaasin baaq uu diray Guddiga IEBC-da .

Dhanka kale Xeer Ilaaliyaha Guud ee dalka Kihara Kariuki ayaa sheegay in Xafiiska uu racfaan ka qaadan doono go’aankaasi.

Also Read
Shacabka ku nool degmada Kitengela oo farta ku fiiqeen laamaha amaanka ee deegaankaasi.

Garsooraha  Maxkamada sare ee dalka Jairus  Ngaah ayaa sheegay in Dowladda  ay ahayd in ay  sameeyso qiimeyn ku aadan saamaynta  uu Nidaamkan uu gaysan karo ilaalinta xogta Kenyanka kahor inta aan dalka laga hirgalinin

  

Latest posts

Prof. Sam Ongeri oo uu tartamaya kursiga barasaabka ee Ismaamulka Kisii

Iftiin FM Reporter

Musalia Mudavadi oo baaq uu diray Kenyanka

Iftiin FM Reporter

Baarlamaanka Mandera oo ansixiyay hindise sharciyeed muhiim ah

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi