Dowladda dhexe ee dalka ayaa ku dhawaaqday in maalinta talaadada ah ee inagu soo aadan ay tahay maalin fasax ah .
Wasirka wasaaradda amniga gudaha ee dalka Fred Mating’i ayaa jornaalka dowladda ku sheegay in maalinta tallaadada ah oo ay taarikhdu ku beegan tahay 20-ka bishani July ay tahay maalin fasax ah si muslimiinta ay ugu dabaal degaan ciidul -Adha .