Dowladda Soomaliya oo ka hadashay amaanka goobaha dooroshooyinka.

Dowladda Soomaliya ayaa mar kale ka hadashay amaanka guud ee goobaha dooroshooyinka ay ka dhici doonaan .

Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) oo  kulan la qaatay Saraakiil ka tirsan Booliska howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa sheegay in kulankani loogu hadlay  dardargelinta sugidda amniga doorashooyinka & hawlaha hortebinta u leh Guddiga Amniga Doorashooyinka.

Also Read
Ciidamo la wareegay  kastamka Canshuuraha lagu qaado ee Koonfurta Magaalada Gaalkacyo.

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ahna Guddoomiyaha Guddiga Amniga doorashooyinka ayaa carabka  ku dhuftay   in  Guddiga Amniga Doorashooyinka ay ka go’an tahay in doorashooyinka dalku ay ku dhacaan jewi nabad & caddaalad ah.

Also Read
Iran oo goob shidaal ah ka furatay gacanka Cumaan.
Also Read
Maraykanka oo soo badbaadiyay markab ku haligmay xeebaha dalka Soomaaliya.

Saraakiisha Ciidamada Booliska AMISOM ayaa dhankooda waxaa ay balan qaadeen inay kaalin weyn ka qaadan doonaan sugida Amniga doorashooyinka Golaha Shacabka ee dhawaan ka bilaabanaya dalka.

 

  

Latest posts

Dowladda Ruushka oo fariin uu soo dirtay dowladda Soomaliya

Iftiin FM Reporter

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo ka hadlay weerar ka dhacay Magaalada Beledweyne

Iftiin FM Reporter

QM oo ka hadashay gargaarkii ugu horeeyay lagaarsiiyay G.Tigreey

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi