Dowladda Suuriya Oo Ruushka Ku Gacansiinaysa Dagaalka Ukraine

Wararka na soo gaaraya ayaa sheegaya in ku dhawaad50 rag xeeldheerayaal ku ah samaynta iyo isticmaalka bambaanooyinka qasaaraha badan gaysta , kuwaas oo u dhashay Suuriya ay booqdeen dalka Ruushka, iyaga oo wada shaqayn la sameeyay ciidamada dalkaas oo dagaal kaga jira Ukraine.

Also Read
Booliska Ruushka oo dad badan xabsiga dhigeen .

Warkani ayaa waxaa daboolka ka qaaday   wargeyska Guardian ee kasoo baxa Ingiriiska, isaga oo soo xiganaya saraakiil reer Yurub ah oo xog ogaal ah.

Also Read
Mareykanka oo ka hadlay dagaalka ka socdo dallka Itooobiya .

Xeeldheerayaashan ayaa sameeyay bambaanooyinkii lagu burburiyay inta badan dalka Suuriya xilligii dagaalkii sokeeye uu dalkaasi ka socday. Waxaana lagu wadaa in bambaanooyinkan loo adeegsado dagaalka Ukraine.

  

Latest posts

Dowladda Galmudug oo gacanta ku dhigtay rag lagu eedeyay falal Amni darro

Iftiin FM Reporter

Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam oo gaaray degmada Dhoobleey

Iftiin FM Reporter

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo diyaar uu ah in uu wadahadallo la galo Xisbiyada Mucaaradka

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi