Dowladda Turkiga oo hawada uu gantay meel u dhow xeebta Badda Madow ee Turkiga

Dowladda  Turkiga ayaa maalintii shaleyti hawada u gantay  gantaal meel u dhow xeebta Badda Madow ee Turkiga halkaas oo la filayay in militariga ay ku tijaabiyaan nidaamkooda difaaca S-400 ee Ruushka uu sameeyay, sida ku cad muuqaal maxalli ah oo ay heshay wakaaladda wararka ee Reuters, kaasi keenay in digniin adag ay ka timaaddo Mareykanka.

Also Read
Uganda iyo Ethiopia oo ka wada hadlay iskaashiga difaaca iyo hawlgalka AMISOM.
Also Read
Diyaarado dagaal oo loo diraayo Somalia.

Muuqaalkan oo laga soo duubay magaalada xeebta ku taal ee Sinop, ayaa tuusinaya qiiq hawada isku shareerayay.

Waxaa arrintani daboolka ka qaaday Sarkaal Mareykan ah oo aan magaciisa sheegin kaasi oo warbaahinta uu sheegay in   dowladda  Turkiga ay malaintii shaleyto  tijaabisay  nidaamka difaaca ee S-400 laakiin ma uusan bixin faahfaahin.

Also Read
Rabshadooyin ka dhaceen dalka Jamhuuriyadda Afrika Dhexe .

  

Latest posts

Dagaal ka bilowday deegaanka Xananbuure ee gobolka Galgaduud

Iftiin FM Reporter

Mareykanka oo ka hadlay khilaafka MW Farmaajo iyo RW Rooble.

Iftiin FM Reporter

Wadahadalo ka furmaya magaalada Vienna.

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi