Dr Alfred Mutua oo ka hadlay isbaheysiga Azimio La Umoja one Kenya

Barasaabka Ismaamulka  Machakos Dr Alfred Mutua ayaa sheegay in xisbigiisa Maendeleo Chap Chap uu ka tirsan yahay isbaheysiga Azimio La Umoja one Kenya.

Barasaabka Ismaamulka  Machakos Dr Alfred Mutua ayaa sida oo kale sheegay in la xaliyey cabashooyinkii uu qabay xisbigiisa .

Dr Alfred Mutua ayaa carabka ku dhuftay in xisbigiisa uu si buuxda uu taageersan yahay musharaxnimada Raila  Odinga   doorashada guud ee dhaceysa sanadkani .

Dhanka kale Richard Ngatia oo uu tartamaya Kursiga barasaabka Ismaamulka Nairobi ayaa ballanqaaday in uu saddax isbitaal oo heerka lixaad ah uu ka dhisi doono gudaha Ismaamulka Nairobi haddii loo doorto barasaabka Ismaamulka Nairobi..

  

Latest posts

Dr.William Ruto oo ka hadlay horumarka uu gaarsiin doono ismaamulka Marsabit

Iftiin FM Reporter

Bandow lagu soo rogay ismaamulada Baringo, Elgeyo Marakwet and West Pokot.

Iftiin FM Reporter

Isbaheysiga Azimio la Umoja-One Kenya oo olole siyaasadeed ku qabtay gobolka Mount Kenya

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi