Dr William Ruto oo digniin uu diray Siyaasinta Xisbiga UDA

Madaxweyne kuxugenka dalka William Ruto ayaa digniin adag uu diray siyaasiyiinta katirsan Xisbiga UDA.

Madaxweyne kuxugenka ayaa Siyaasiyiinta ugu baaqay in ay ka fiirsadaan hadalada ay jeydinayaan gaar ahaan xiligan oo uu dalka ka soocdo ololaha doorashada 2022-ka.

Ruto oo Maanta shacabka kula hadlayay garoonka Green Stadium ee Bomet ayaa sheegay in unaan uu dulqaadan doonin siyaasiyiinta jeedinaya hadala kicinta ah ee shacabka iska horkeeni kara.

Madaxweyne kuxugenka ayaa sido kale ku baaqay in aan la buunbuunin hadalka senetaarka ismaamulka Meru Mithika Linturi maadama sida uu sheegay uu hadalkaasi ka laabtay isla Markana uu raali galin ka bixiyay.

  

Latest posts

Cudurka Corona oo fara kulul ku haayo Kenya

Iftiin FM Reporter

Dowladda Kenya oo joojisay duulimaadyada rakaabka ee ka imaanaya Imaaraadka Carabta

Iftiin FM Reporter

Rashiin gar gaar ah oo loo qeybiyey qoysas ku nool Ismaamulka Marsabit

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi