Dr.William Ruto oo ka hadlay dhaqaalaha guud ee dalka

Madaxweyne ku xigeenka ee dalka  William Ruto ayaa sheegay in loo bahan yahay in wax laga baddalo nidaamka qaabka dhaqaalaha dalka si loo dardargeliyo horumarka.

Madaxweyne ku xigeenka ee dalka William Ruto ayaa sheegay in nidaamka dhaqaalaha ee hadda dalka ka jiro uusan wax faa”iidoo ah soo kordhineyn islamarkana ay muhiim tahay in wax laga baddalo .

Dr.William Ruto oo  ololahiisa siyaasadeed ee geeyey deegaanka Roysambu ee ismaamulka Nairobi ayaa carabka ku dhuftay in uu ka shaqeyn doono soo afjaaridda dhibaatooyinka dhaqaale ee dalka ka tagan 

Ugu danbeyntii Dr.William Ruto ayaa ka ballanqaaday  kenyanka in qof kasta uu heli doono kaarka ceymiska caafimaadka ee NHIF  ka hor dhamaadka sanadkani haddi loo doorto xilka madaxweynaha 

  

Latest posts

Barasaabka Ismaamulka Siaya Cornel Rasanga oo ka hadlay Meydadka yeelo isbitaalka Yala

Iftiin FM Reporter

Dowladda Migori oo xoojisay barnamijka tallaalka cudurka corona

Iftiin FM Reporter

Safaaradaha Yurub ee fadhigoodu Kenya oo soo saaray digniino argagaxiso

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi