Dr. William Ruto oo ka hadlay Ganacstada dalka

Madaxweyne kuxugeenka dalka William Ruto ayaa sheegay in uu boqol bilyan uu qondeyn doono si shaqa abuur loogu sameeyo dhalinyarada dalka haddii loo doorto Xilka Madaxweynaha.

Ruto ayaa sheegay in uu xooga saari doono sidii dhalinyarada ay sumcad iyo sharaf ugu noolaan lahayeen.

Madaxaweyne kuxugeenka oo Maanta ka hadlayay Magaalada Gataka ee ismaamulka Kajiado ayaa sheegay in loo baahan yahay in wax laga qabto arrimaha dhalinyarada kahor inta aan laga tashanin qaabka kuraasta loo qaybsan laha.

Ruto ayaa sheegay in siyaasiyiinta la tartamaya ay mudnaanta kowaad siinayaan sidii dastuurka loo badali lahaa si xilaal horleh loo abuuro.

Ruto ayaa sheegay in xukuumadiisa ay wax ka badali doonto sharciyada hada jira si ganacsatada yaryar loogu abuuro jawi ay ganacsigooda ku horumarin karaan.

Also Read
Kalkaaliyeyaasha caafimaadka ee dalka oo eedeymo uu soo jeediyeen Dowladda.
Also Read
Dowladda Kenya oo bilaawday olole ka dhan ah khamaarka iyo khamriga.

Ruto ayaa sheegay in uu Halkoodii kasii wadi doono Mashaaricda horumarineed ee uu Madaxweynaha dalka uhuru kenyatta ka tagay sida afarta ajeendo ee waaweyn.

Also Read
Shaqaalaha caafimaadka oo soo afjareen shaqa joojinta ay dalka ka wadeen .

Ruto ayaa sheegay in mashruuca afarta ajeendo ee big four ay sameyn lahayeen shaqa abuur iyo horumar wanaagsan

  

Latest posts

Barasaabka Ismaamulka Siaya Cornel Rasanga oo ka hadlay Meydadka yeelo isbitaalka Yala

Iftiin FM Reporter

Dowladda Migori oo xoojisay barnamijka tallaalka cudurka corona

Iftiin FM Reporter

Safaaradaha Yurub ee fadhigoodu Kenya oo soo saaray digniino argagaxiso

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi